Xuseen Max’ed Nuur oo kulan muhiim ah la qaatay qeybaha bulshada G/Banaadir (Daawo Sawirro)

Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyada ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa Maanta la kulmay qeybaha Bulshada  gobolka Banaadir isagoo sheegay in la dejiyey istraatijiyad cusub oo lagu horumarinayo Gobolka Banaadir. Waxaa uu ka codsaday bulshada ku nool gobolka Banaadir inay qeyb weyn ka qaataan horumarka caasimada oo uu sheegay iney tahay muraayadii dalka. Bulshada … Continue reading Xuseen Max’ed Nuur oo kulan muhiim ah la qaatay qeybaha bulshada G/Banaadir (Daawo Sawirro)